Home » Articles
You are browsing entries filed in “Articles”
Qormo-(GMN) Mashaqada Muqdisho: Muran Mutaxan iyo Madfac. Oodqaad. Muranka Baarlamaanka. Khilaafka Madaxada Dawladda. Maalinta Badar. Duqaynta Dadweynaha. Xilka Culimada. Gunaanad. Oodqaad: Maalmahaan waxaa magaalada Muqdisho ka socda dagaaallo aad u qaraar, una dhexeeya maleeshiyadka dawladda iyo kooxaha gafuurka duubta ee Alshabaab iyo Xizbul Islaam, waxaa wehliya dagaallada duqaymo qaraxyo iyo dilal qorshayn, waxaa ugu xanuun [...]
September 1st, 2010 | Posted in Articles, Wararka. | Read More »
Qormo-(GMN) Waxaa caado ii ahayd inaan subixii markaan indhaha kala qaado ee aan salaada subax tukado isuna diyaarinayo inaan shaqada ku jarmaado inta aanan guriga ka bixin aan indhaha sii mariyo jwax ka soo cusboonaayday ama xaalada nabadgelyo iyo isbedel ee ka soo korodhay Dhulkaygii iyo waxaa ku dhacay dadkaygii iyo saacadahaan hurday . [...]
August 28th, 2010 | Posted in Articles, Wararka. | Read More »
(GMN)Waxaa hubaal ah oo la xaqiijiyey in taariikhda Bini-Aadanku mar walba tahay tartan joogta ah oo ka dhexeeya AQOONTA (Education) iyo HOOGGA (Catastrophy). Taasi waxa ay faraysaa cid kasta oo mas’uul ka noqota ummaddeeda in ay himillada koobaad ka dhigato dhiska AQOONTA dadkeeda, si tartanka loogu guuleysto, himilooyinka Qaran ee fog-fogna loo sugo. Haddii kale [...]
August 26th, 2010 | Posted in Articles | Read More »
Part one: In the past few weeks, the issue of Somaliland’s international recognition attracted the eyes, hearts and minds of many Somalis and Non-Somalis to the point that some people thought she has already been recognized.[1] However, one must realistically distinguish between the fake claims and facts on the ground, because a misapprehension can never [...]
August 21st, 2010 | Posted in Articles, Barnaamijta | Read More »
Qormo-(GMN) Maahmaah hore loo yiri ayaa ahayd: “Cimrigaaga oo Raaga Geel Dhalaana wuu ku tusaa”, malaha qofkii yiri, wuxuu la yaabanaa ama sheeko khiyaaliya ah ka haystay Geela, isaga oo is tusay in aragti geel ay tahay wax lala yaabo, taas oo ka dhalan karta cimrigaagoo raaga!, Aniguse wax yar unbaan ka badalay Maahmaahda, Anigu [...]
August 18th, 2010 | Posted in Articles, Wararka. | Read More »
Gabay-(GMN) Gabaygan waxaa tiriyay Siciid Bulahan Ali oo ah mu’alif da’yar kuna nool dalka Maraykanka gobolka Ohio, waxa uuna tusaalaynayaa xaaladaha cakiran iyo doorka dhalinta, kabogasho wacan. Xayn daabka dunidaan daa’inbaa abuuroo Isagaa dulleeyoo sharfa duulka uu rabo Deeq bixiye weeyaan cidduu rabo u diidoo Dulmi wuu kadheer yahay ruux qura ma duudsiyo Badaha dengigiyo [...]
August 17th, 2010 | Posted in Articles, Wararka. | Read More »
Maqaal-(GMN) Nin layiraahdo Dr. Richard wuxuu yiri, maalin ayaan Diyaarad saaraa, agtaydana waxaa fa- dhiday gabar yar oo dhigata skoolka sare, kana soo jeeda qoys Faqiir ah. Waxayna aadna u jeclayd inay wax ka badasho dhibka haysta qoyskeeda. Waxayna iwaydiisay; sidee loo gaaraa Guul?? Ana waxaan dareemay xanuun badan, maxaa-yeelay ma awoodin inaan siiyo jawaab [...]
August 10th, 2010 | Posted in Articles, Wararka. | Read More »
Qatar-(GMN) Maxaytahay ‘shaqada’ looga baahanyahay Qatar? Qatar waa wadan yar oo iminka dhismayo. Duruufta dhaqaale(adag) ee uu aduunka marayo wax raad ah kuma reebin oo waxay kamid tahay wadamada yar ee ka bad-baaday (Al-Xamdulillaahi). Taasi waxaa daliil u ah inaay maalgalin badan kusamaynayso wadama yurub iyo Asia. http://www.ameinfo.com/66874.html Engineer wax dhiso, dhakhtar wax daweeyo, darawal [...]
August 8th, 2010 | Posted in Articles, Wararka. | Read More »
Qormo-(GMN) Ubadku waa isku nabaha qoyska iyo bulshada, waa ildoogsiga maanta(waqti xaadirka) iyo rajada aayaha(mustaqbalka), waa ashqaraarka indhaha iyo farxadda uurka, haddaba qormadeenna waxaan ku eegaynnaa ubadka iyo ababintooda, waxaan kaga nasanaynaa siyaasadda iyo saadilteeda sina loo bixin waayey, waxaan isku dayeynaa inaan si kooban u dalmarno, maadaama uu yahay mawduuc aad u ballaaran, una [...]
August 5th, 2010 | Posted in Articles, Wararka. | Read More »
Qormo-(GMN) Sida ay lawada socdaan dadka intooda badan, Qatar waxay noqotay qiblada dadyowga aduunka ee irsaaqad-doonka ah dhaqaalaheeda soo korayo awgeed. Umadahaas kala duwan ee isu soo habar wacday ee udhaarsan inaay kafara qabsadaan saliida iyo gaska Qatar waxa kamid ah shacabka Soomaaliyeed (ee agoonka ah) oo doonaya inaay latartamaan umadaha aduunka ee haysta taageerada [...]
August 3rd, 2010 | Posted in Articles, Wararka. | Read More »