AMISOM oo shacabka Baladweyn u sameeyay Gargaar caafimad
Baladweyn, Axad ,17 March 2013 (Gedo-Online) – Ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Baladweyne ayaa gargaar caafimaad u sameeyay dadka ku nool magaaladaas ,iyadoo cuduro ay ka dilaaceyn magaalada Baladweyne. Saraakiisha ciidamada Jabuuti ee howlgalka midowgga Africa AMISOM ee ku sugan magaalada Baladweyne ayaa bilaabay in ay gurmad caafimaad u sameeyaan dadka uu soo riteyn [...]
Sheikh Cali Dheere oo ka hadlay dilal ka dhacay Muqdisho
Muqdisho,Khamiis, 14 March 2013 (Gedo-Online) – Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa ka hadlay dilal ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, kaasoo ahaa meydad dad dhalinyaro ah oo la soo dhigay wadooyinka magaalada Muqdisho. Afhayeenka ayaa sheegay in Dilalkii Muqdisho ka dhacay Sadaxdii maalin ee lasoo dhaafay uu ku [...]
Meydad saaka lagu arkay Xaafada Gubta ee degmada Dayniile
Mugdisho,Arbaco,13 March 2013 (Gedo-Online) - Meydadkaan oo gaarayo ilaa afar ruux oo jirkooda lala dhacay ayaa saaka lagu arkay Xaafada Gubta ee degmada Dayniile, iyadoo ay ka mid yihiin dhalinyaro horay lagu qab qabtay howl galo ciidamada nabadsugida ka sameeyeen xaafadaha Muqdisho. Wararka ka imaanayo degmada Dayniile ayaa sheegaya in mid ka mid ah meydadkan [...]
RW Saacid oo dib ugu soo noqday Muqdisho
Mogdisho,Arbaco,13 March 2013 (Gedo-Online) – Ra’sul Wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo dib ugu noqday magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyay safarkiisa uu ku tagay maamullada Galmudug iyo Puntland. Ra’sul wasaaraha xukuumadda federaalka ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon(Saacid) ayaa sheegay in safarkii uu ku tagay deegaanada ee ka taliyaan maamulada Galmudug iyo [...]
RW Saacid oo xal u raadinaya khilaafka siyaasadeed ee ka jira Galkacyo
Gaalkacyo,Talaado, 12 March 2013 (Gedo-Online) – R/wasaaraha Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon oo booqasho ku jooga Gaalkacyo ayaa wadahadalo la leh maamulada Galmudugi yo Puntland . Wafdi ga Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ee booqashada ku jooga magaalada Galkacyo ayaa wada dadaalo uu ku xalinayo khilaafaadka ka jira Galkacyo labadeeda dhinac ee ay ka kala taliyaan Maamulada [...]
R/wasaare Saacid iyo maamulka Galmudug oo wadahadalo kula leh magaalada Gaalkacyo
Gaalkacyo,Talaado, 12 March 2013 (Gedo-Online) – R/wasaaraha Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon oo booqasho ku jooga Gaalkacyo ayaa wadahadalo la leh maamulka Galmudug. Ra’isul wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa madaxweynaha Galmudug Cabdi Qeybdiid Casho Sharaf xalay ugu sameeyay Hotelka Embessy ee magaalada Gaalkacyo, iyadoo casho sharafka kadib ay wadahadalo ay qaateen R/wasaaraha iyo maamulka Galmudug ,waxayna [...]
Wefdigii ka socday Masar oo si gooni gooni ah ula kulmay Madaxda dalka
Muqdisho, Axad 10 March 2013 (Gedo-Online) – Wasiirka arrimaha dibedda ee dalka Masar Mohamed Kamel Amar iyo wefdiga uu hogaaminayo ayaa kulankooda ugu horeeyay waxa uu ka dhacay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, halkaa oo ay ku qaabileen Wasiirka Arrimaha dibedda iyo Wasiirka Gaashaandhigga, Kulanka ayaa waxaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin xoojinta cilaaqaadka [...]
7-dhalinyaro ah oo shabaab ka tirsaneyd oo ciidamada dowladda ee Beledweyne isu dhiibay
Beledweyne, Axad 10 March 2013 (Gedo-Online) Dhalinyaro ka tirsaneyd kooxda Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in ay isu soo dhiibeen ciidamada dowladda ee ku sugan gobolka Hiiraan, kuwaasi oo maanta loo soo bandhigay saxaafadda. Madaxa booliska gobolka Kornayl Cabdi Cali ayaa shaaciyay in tirada dhalinyarada isa soo dhiibtay ay gaarayaan ilaa iyo todobo, kuwaasi oo [...]
Wasiirka arrimaha dibadda Masar oo kulan la qaadanaya Madaxweynaha Soomaaliya
Muqdisho, Axad 10 March 2013 (Gedo-Online) – Wasiirka arrimaha dibedda ee dalka Masar Mohamed Kamel Amar iyo wefdi uu hogaaminayo oo maanta soo gaaray Muqdisho ayaa kulan la leh madaxda sare ee dalka. Mr Mohamed Kamel Amar ayaa la shaaciyay in booqashadiisa ay qaadan doonto hal maalin, waxaana socdaalkiisa ku wehliya diblomaasiyiin heer sare oo [...]

