Custom Search
 
“Author Archive”

Xarumihi Hay’ada World Vision Ee Bay & Bakool+Jubboyinka Oo Irdaha Loo Laabey

Xarumihi Hay’ada World Vision Ee Bay & Bakool+Jubboyinka Oo Irdaha Loo Laabey

Somalia (GMN) – Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay ayaa sheegaya in maamulka Al-shabaab ay albaabada isugu dhufteen  xarumo caafimaad oo hoos-tagi jiray Haya’dda World Vision oo ka mid ah saddex hay’adood oo horraantii bishii la soo dhaafay laga mamnuucay inay ka shaqeeyaan deegaanada uu maamulo Ururka Al-Shabaab. Xarumahaan Caafimaad ee la xiray [...]

  • Share/Bookmark

September 8th, 2010 | Posted in Latest Soomaali News | Read More »

Dowlada Oo Amaro Xagga Amaanka ah Fartey Imaamyada Masjidyada Muqdisho.

Dowlada Oo Amaro Xagga Amaanka ah Fartey Imaamyada Masjidyada Muqdisho.

Mogadishu (GMN) – Guddoomiyaha Gobolka Banadir Maxamuud Axmed Tarsan, ayaa ku amray imaamyada in ay ka shaqeeyaan Ammaanka isla markaasina xilligani meelaha la isugu soo dhuunto ay tahay masaajida taasi oo uu sheegay in dhibaato weyn ay ku tahay. Sidoo kale waxa uu sheegay Tarsan in Imaamyada laga doonayo in ay soo gudbiyaan qof waliba [...]

  • Share/Bookmark

September 8th, 2010 | Posted in Latest Soomaali News | Read More »

Maamulka Obama Oo Ka Digay In La Gubo Kutubka QUR’AANKA KARIIMKA

Maamulka Obama Oo Ka Digay In La Gubo Kutubka QUR’AANKA KARIIMKA

Washington (GMN) – Dowladda Maraykanka ayaa ka digtay Qorshe uu wado Baadari Maraykana oo doonaya in la gubo Kitaabka Quraanka 11ka Bishan September. Maamulka Madaxweyne Obama ayaa ku tilmaamay arrin xumaan abuuraysa isla markaana aan ka turjumaynin dhaqanka Maraykanka, Qorashaha uu soo jeediyay Baadari Maraykan ah oo ku nool Gobolka Florida kaasi oo ay isaga [...]

  • Share/Bookmark

September 8th, 2010 | Posted in Wararka. | Read More »

Kulanka Sharma’arke & Madaxda M.Yurub

Kulanka Sharma’arke & Madaxda M.Yurub

Nairobi (GMN) – Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda khilaaf u jooga ah ee Somalia Dr. Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiirada ayaa kulan looga hadlayay arimaha amaanka iyo sidii wax looga qaban lahaa dalka magaalada Nairobi kula qaatay mas’uuliyiin ka tirsan Midowga Yurub. R/wasaare Cumar C.rashiid oo ay wehliyaan Afar Wasiir oo ka [...]

  • Share/Bookmark

September 8th, 2010 | Posted in Latest Soomaali News | Read More »

Gud. Guriceel Oo Weerar Bam Ka Baaday

Gud. Guriceel Oo Weerar Bam Ka Baaday

Guriceel (GMN) – Caruur yar yar, ayaa lagusoo waramayaa inay ku dhaawacmeen, weerar Bambaano oo xaley lala eegtay Guriga Gudoomiyaha Degmada Guriceel Cismaan Ciise Nuur (Taar-Dhuleed), sida uu sheegay Maamulka Degmadaasi. Isagoo la hadlayey warbaahinta ayaa Gudoomiye ki xigeenka maamulka degmada Guriceel Cali Baashi Diiriye waxa uu xaqiijiyay in weerarkii Bambaano ee lagu qaaday hoyga [...]

  • Share/Bookmark

September 8th, 2010 | Posted in Latest Soomaali News | Read More »

Sh. Fu’aad Shongole “Dharbaaxo Kale Ayaanu Ku Dhufan Doonaa Uganda”.

Sh. Fu’aad Shongole “Dharbaaxo Kale Ayaanu Ku Dhufan Doonaa Uganda”.

Mogadishu (GMN) – Kooxda lagu tiriyo Unugyada Al-Qaacida ee Al-Shabaab, ayaa markale wacad ku martay inay dharbaaxo xanuun badan ku dhufan doonto Dowladda Uganda oo ah Dowladda ugu badan ee Ciidamadeedu ka hawlgalaan dalka Somalia. Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf oo kamid ah Mas’uuliyiinta Ururka Alshabaab oo maanta koox tababar uu u soo gaba gabeeyay kula [...]

  • Share/Bookmark

September 7th, 2010 | Posted in Latest Soomaali News | Read More »

Xildhibaano Ku Howlan Olole Ka Dhan ah Dastuurka Cusub Ee Lasoo Bandhigay

Xildhibaano Ku Howlan Olole Ka Dhan ah Dastuurka Cusub Ee Lasoo Bandhigay

Mogadishu (GMN) – Waxaa socda olole balaaran oo ay Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya qaarkood ka wadaan Muqdisho, kaasi oo ay kaga soo horjeedaan dastuurka cusub ee ay soo bandhigtay dowladda KMG ah. Xildhibanada ayaa  sheegay in xilligan aysan habboonayn in la dastuur cusub la sameeyo,waxayna sheegeen in Destuurka uu hada shaqayn karin, iyagoo sheegay in dowladu [...]

  • Share/Bookmark

September 7th, 2010 | Posted in Latest Soomaali News | Read More »

Shabaab Oo Dagaalka Ku Qabsadey Xaruntii Gaadiidka Taraafikada Ee Visha Bra

Shabaab Oo Dagaalka Ku Qabsadey Xaruntii Gaadiidka Taraafikada Ee Visha Bra

Mogadishu (GMN) – Horjoogayaasha Dagaalka ee Al-Shabaab, ayaa goor dhow saxaafadda u sheegay inay furin muhiim ah ku qabsadeen Dagaalada xoogan ee tan iyo xaley ka soconaya Magaalada Muqdisho. Shabaab, ayaa sheegay inay fariisimo ku yaala Degmooyinka C/casiis & Boondheere oo ay ka mid tahay Xaruntii Gaadiidka Taraafikada ee Visha Bra kala wareegeen Ciidamada Dowladda [...]

  • Share/Bookmark

September 7th, 2010 | Posted in Wararka. | Read More »

Al-Shabaab Oo Dhowr Jiho Ka Weeraray Villa Somalia & Dagaalo Weli Socda

Al-Shabaab Oo Dhowr Jiho Ka Weeraray Villa Somalia & Dagaalo Weli Socda

Mogadishu (GMN) – Magaalada Muqdisho waxaa xalay ka dhacay dagaaladii ugu xoogga badnaa muddo toddobaad gudihiis ah, kaddib markii ciidamada xarakada Al-Shabaab ay laba jiho ka soo weerareen xarunta madaxtooyada Villa Somalia, hase yeeshee ciidamada Dowladda oo ay taageerayaan kuwa AMISOM ayaa iska caabiyeen. Degaanada ay iska hor imaadyada ciidamada Dowladda iyo Al-Shabaab ka dhaceen [...]

  • Share/Bookmark

September 7th, 2010 | Posted in Wararka. | Read More »

Burcad-Badeed 5 Sano Lagu Xukumay

Burcad-Badeed 5 Sano Lagu Xukumay

Mombasa (GMN) – Maxkamad ku taalla Magaalada Mombassa ee dalka Kenya ayaa xukun 5-sano ah ku riday Burcad badeed Soomaaliyeed kadib markii Burcadaasi la horkeenay Maxkamadda. Burcadaan ayaa tiradooda waxay ahayd ilaa 7-Burcad badeed ah, waxayna Burcadaasi ku eedeysnayd falal burcadbadeednimo ah. Maxkamada Horteeda ayaa laga sheegay in Burcadbadeedaan ay weerareen markab laga leeyahay dalka [...]

  • Share/Bookmark

September 7th, 2010 | Posted in Latest Soomaali News | Read More »