Dhisida Garbahaaray Airport oo la dardar geliyay
Waxaa ka dhacay magalaada Leicester ee UK kulan ay isugu yimaadeen dadweyne badan oo reer Leicester ah isuguna yimid sidii loo hirgelin lahaa dhameys tirka Garoonka Garbahaaray ee caasimada gobolka Gedo. Kulankaan oo ay kasoo qayb galeen dadweyne badan oo isugu jiray Odoyaal, Siyaasiyiin, Waxgarad Iyo qaybaha kale ee bulshada ayaa shucuurtooda ku muujiyay sida [...]
Xaqiiqada Safarka Wafdiga Ra’iisal Waasaraha ee Kismaayo
waxaa dhawaan lagu wadaa in wafdi uu hogaaminayo ra’iisal Wasaaraha xukuumada federaalka ee Soomaaliya ay booqasho shaqo ku tagaan Magaalada Kismaayo. Waxaa soo baxaya warar is khilaafsan oo ku aadan ujeedada ugu weyn ee uu Ra’iisal Wasaaruhu u tagayo Kismaayo oo aan mudadan danbe daganayn, ayna gacanta ku hayaan ciidakan Kenya oo hoos taga AMISOM. [...]
Leicester Mercury, UK: Shisha dangers in the spotlight
By Cathy Buss A charity is hoping to win funding for a scheme to warn of the dangers of shisha smoking among young people and students in the city. Members of Horn Concern, who work mainly in the St Matthew’s area of the city and with the Somali community, have come up with a plan [...]
War Dag Dag ah: Nabadoon Ismaaciil Qalinle oo U Geeriyooday Dhaawicii Loogu Gaystay Kismaayo
Ugu Horeyn, Bahda Gedoonline waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysa eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Nabadoon Ismaaciil Maxamed Nuur Ashkir – Nabadoon Qalinle oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Illahay Naxariistiisa Jano ha ka waraabsho Samir iyo Iimaana ha ka siiyo dhamaan intii uu ka geeriyooday. Aamiin Aamii. Dhacdada: Nabadoon Ismaaciil Qalinle waxaa habayn [...]
Magaalo cusub oo laga hirgaliyay waqooyiga galgaduud (Daawo sawiro)
C/waaq-(Gedoonline) Munaasabadan oo ay ka soo qayb galeen waxgarad aqoonyahano culima-owdiin ganacsato iyo qaybaha bulshada ayaa ahayd mid si weyn loo soo agaasimay waxaana ugu horayn halkaasi ka jeediyey qudbad dheer oo ku aadan munaasabadan ah dhagax dhiga iyo deegaamaynta magaalada dalsan maxamed haaraa oo ka mid ah aqoonyahnka deegaanka waxaa uu sheegay in dhawaan lagu guulaystya ceelbiyood loogu [...]
Qilaaf Gaamuray oo fashiliyay Maamul samayntii Jubbooyinka Sababtu maxay tahay?
Kismaayo-(Gedoonline) Sida la wada ogyahay waxaa mudooyinkii u danbeeyay soconayay hadal hayn xoogan oo ku aadan maamul loo samaynayo gobolada Jubbooyinka kuwaas oo ay inta badan dadka deegaanku u arkayeen in ay dhismaha maamulka ee xiligan uusan ahayn mid suurogal ah halka dhinacyadii watay dhismaha laf ahaantooda aysan si buuxda ugu soo diyaargaroobin, sida ku [...]
Maxay Kenya ku diiday in ay la kulanto Madaxweynaha Soomaaliya (Xog iyo Xaqiiq)
Kadib markii uu madaxweynaha Jamhuriyada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu dalka dibadiisa ugu anbabaxay socdaal uu ku soo kala bixinaay dalalka jaarkaa sida, Jabuuti, Ethopia iyo Kenya, ayaa waxaa socdaalkiisa uu ka bilaabay dalka Jabuuti oo ay madaxweynaha dalkaasi ka wada hadleen qadiyada Soomaaliya iyo siyaasadaha cul culus ee ku hor gudban madaxweyne Xasan sheekh, [...]

