Halganka Soomaalida iyo Kaalinta Reer SSC
07:45 pm
Dadka Soomaaliyeed ee ka soo jeeda gobolada Sool,
12:08 pm | Kampala (GMN) – Madaxweynaha wadanka Libya Col Mucamar Al-Qadaafi ayaa sheegay in xalka Somalia xilligaan ay adag tahay in wax laga qabto arrimaha murugsan ee ka jira wadanka...
12:03 pm | Garoowe (GMN) – Kalfadhiga Golaha Baarlamaanka xukuumad goboleedka Puntland oo ay ka soo qeyb galeen 30-Mudane isla markaana uu goob joog ka ahaa Madaxweyne C/raxmaan Xaaji Max’ed Faroole...
10:59 am | Somalia (GMN) Dablay Badeed Soomaali ah ayaa sii daayay Markab xamuul oo laga leeyahay dalka Turkiga iyo 21-badmaaxeyaal oo la socday Markabkaasi, sida ay sheegeen Saraakiisha Mariiniska. Ciidamada...
08:44 am | Kampala (GMN) – Madaxa Ururka Midowga Africa, ayaa gaashaanka ku dhuftay dalab dhawaan kasoo yeeray Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Moseveni oo ahaa in Ciidamada Nabad Ilaalinta ee AMISOM...
07:33 am | Cape Town (GMN) – Shan ka mid ah Ciidanka Booliska ee dalka Koonfur Africa, ayaa xabsi la dhigay ka dib markii ay dhaawac u gaysteen ganacsato Soomaaliyeed oo...
07:24 am | B/weyn (GMN) – Wararka ka imaanaya Gobalka Hiiraan, ayaa sheegaya in dhaqdhaqaaqyo ciidan ka dib ay shacabka ku dhaqan deegaanada Gobalku ay bilaabeen inay ka barakacaan, si ay...
04:16 pm | Mogadishu (GMN) – Xarakada Shabaabul Mujaahidiin, ayaa war cad kasoo saaray go’aamadii kasoo baxay shir-madaxeedkii Midowga Africa ugu soo gabagaboobay caasimadda dalka Uganda ee Kampala Isagoo saxaafadda la...
01:30 pm | Mogadishu (GMN) – Madaxa dacwada ee Ururka Al-Shabaab Sh. Fu’aad Max’ed Khalaf (Shongole) ayaa maanta masaajid ku yaala suuqa bakaaraha kaga hadlay xaaladaha Puntland iyo dagaaladi ugu dambeeyey...
01:04 pm | Islamabad (GMN) – Ruux Soomaali ah, ayaa la xaqiijiyey inuu ka mid ahaa rakaabkii ku dhintay Shilkii...
July 29 2010 / No comment / Read More »
09:15 am | Cabudwaaq (GMN) – Iyadoo mudooyinkii ugu dambeeyey ay si aad ah u soo badanayeen dacwadaha la xiriira...
July 29 2010 / 1 comment / Read More »
08:51 am | Mogadishu (GMN) – Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadoow oo ka mid ah boqorada Somaliland ayaa nasiib daro...
July 29 2010 / No comment / Read More »
07:17 am | Mogadishu (GMN) – Daladda ururada bulshada rayidka ee Ex Banaadir ee uu hogaamiyo Muxuidiin Xasan Afrax ayaa...
July 29 2010 / No comment / Read More »
01:04 pm | Jowhar (GMN) – Wararka ka imaanaya Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in xoogag ka tirsan Al-Shabaab ay...
July 28 2010 / No comment / Read More »
10:57 am | Kampala (GMN) – Ka dib gabagabadii Shirweynihii Kampala ay ku yeesheen Madaxda dalalka Midowga Africa, ayaa go’aamadii...
July 28 2010 / No comment / Read More »
09:17 am | Madiina: (GMN) Feeryahankii hore ee caan ka ahaa Mike Tyson ayaa soo gaaray Jimcihii Boqortooyada Sucuudiga si...
July 28 2010 / No comment / Read More »
09:17 am | Mogadishu (GMN) – Waxaa lagu soo gaba gabeeyay magaalada Muqdisho siyaaraddii Alwaliyul Mucaddam Sheekh Maxamed Bin Faqih...
July 28 2010 / No comment / Read More »
10:20 am | Muqdisho-(GMN) Wasiirka wasaarada ganacsiga dowladda KMG C/rashiid Maxamed Ciro oo qaar ka mid ah warbaahinta ay kala...
July 27 2010 / No comment / Read More »
09:59 am | Waraysi-(GMN) Maxed Siciid ATAM oo ah ninka hogaaminaya ciidamada la dagaalamay maamulka Puntland, ayaa asaga oo warasyi...
July 27 2010 / 2 comments / Read More »08:52 am | Faransa: (GMN) Weeraryahanka wadanka Faransiiska Thierry Henry ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda reer Maraykan ee New York Red Bulls. Xidigaan aya u saxiixay hishiis hal sanno oo ku kacay qiimo badan. Kabtankii hore ee kooxda Arsenal Thierry Henry oo 32 jir ah ayaa kulankiisa ugu horeeya kooxdiisa cusub ee reer maraykan u cayaari...
July 20 2010 / No comment / Read More »04:26 pm | [Audio clip: view full post to listen] Bandhig Dhaqameedii kowaad ee bulsdhada Soomaaliyeed ee gobolka Ohio ayaa ka dacaya Magaalada Columbus Ohio 1 -3 Luuliyo 2010. Waxaa noo suurto gashay inaan waraysi gaar ah arrintaas kala yeelano Dr. Mahamud Diriye – Diros oo ah madaxa qaban qaabada bandhiga iyo hayada Somali Culture and Research Center....
June 19 2010 / No comment / Read More »09:17 am | Nairobi-(GMN) Bandhigga buug cusub oo loo bixiyey ”Hoggaaminta Wanaagsan”, ayaa lagu qabtay hotelka Andalus ee magaalada Nairobi, halkaasoo ay yimaadeen dad isugu jira aqoonyahanno, qorayaal, macallimiin Jamaacadeed, Xildhibaanno iyo marti sharaf kale. Xafladda ayaa ugu horeyn lagu faahfaahiyey ahmiyadda iyo tilmaamaha uu bixinayo buugga Hoggaaminta Wanaagsan oo uu qoray Dr Cabdi Shire Warsame oo...
July 18 2010 / No comment / Read More »07:03 am | Jariidada caalamigaa ee Wall Street Journal ayaa waxay daabacday qoraal aad muhiim u ah lana yaab leh. Qoraalkan ayaa waxaa uu daaha ka qaadayaa qorshe cusub oo dawlada ku meel-gaarkaa ay ku doonayso inay caalamka uga arrursato lacagihii koontooyinka dalka dibadiisaa ku jiray xiligii ay dawldii dhexe ee Soomaaliya bur-burtay. Lacagahan oo lagu qiyaasay ilaa...
July 10 2010 / 1 comment / Read More »05:16 am | Qormo: (GMN) Dhammaadkii sanadkii tagay, waxaan qoray qormo aan ugu magac daray: Maamulka Puntland: Reer Koofurku ha is Diiwaan galiyaan!, cinwaanka oo daba socdey ku kale oo ahaa: Dadka Dhagaxa...
July 26 2010 / No comment / Read More »
04:58 am | C/Waaq-(GMN) Bismilaahi Raxmaani Raxiim Allah ayaa mahad leh Nabi Mohamed Naxariis iyo Nabad galyo korkiisa ha aaato Ummad iyo damiirkeed !!! Indheergarad...
July 26 2010 / No comment / Read More »
07:23 am | Qormo: (GMN) Dhulka ay maamusho dawlad goboleedka Puntland waxaa ka socda tarxiil iyo raaf aan kala sooc lahayn oo loo geysanayo dadka...
July 25 2010 / No comment / Read More »
06:56 pm | By SARAH CHILDRESS The cash-strapped Somali government is searching to recover funds locked in bank accounts around the world, in an attempt...
July 9 2010 / 2 comments / Read More »
01:14 am | Ganacsade Cabdi Xoosh Ashkir waxaa uu baryahaan danbe danaynayay fagaaraha siyaasada Soomaaliya waxaana soo baxayay waraysiyo is-daba joog ah oo uu siinayo...
July 5 2010 / 32 comments / Read More »07:03 am | Jariidada caalamigaa ee Wall Street Journal ayaa waxay daabacday qoraal aad muhiim u ah lana yaab leh. Qoraalkan ayaa waxaa uu daaha ka qaadayaa qorshe cusub oo dawlada ku meel-gaarkaa...
July 10 2010 / 1 comment / Read More »